Ra’isulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa todobaadkan ciwaano waaweyn u samaynayay warbaahinta adduunka kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Canada, balse waxaa dareenka saxaafadda soo jiitay wiilkiisa 3 jirka ah.
La kulanka Ra’isulwasaaraha Hindiya Narendra Modi ….

…Kuma ayaanan jecleyn in uu la ciyaaro


Markasta oo sawir la gali rabo isaga ayay tahay in la toosiyo…

…balse isaga ficilka uu doono oo dheel ah ayuu sameeyaa



Wiilka ka weyn Hadrien oo lagu magacaabo Xavier ayaa isku dayaya in uu markasta toosiyo…

… Hadrien oo ka qeybgalaya ciyaar Criket ah



