Madaxweyne muuse biixi oo booqasho ugu tagey geel uu leeyahay duleedka hargaysa (SAWIRO)

0

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqasho Ugu Tegay Geeliisa Oo Ku Xaraysan Duleedka Magaalada Hargeisa.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Booqasho Ugu Tegay Beer Ku Taala Duleedka Magaalada Hargeisa Taas Oo Ay Ku Xaraysan Yihiin Geel Uu Madaxweynuhu Leeyahay.

Muuse biixi ayaa markii Uu Tagay Miyiga Waxaa Laga Qaaday Sawiro Qurux Badan Oo Cajab Geliyey ,Bulshada Kuwaas Oo Siweyn U Qabsaday Baraha Ay Bulshadu Ku Xidhiidhi.