Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa lagu Magacaabay Hanti dhowraha guud ee Jubbaland
Wareegtada ayaa waxaa Hanti dhowrahaGuud ee Jubbaland loogu magcaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib.