Iyadoo inta badan ay ka dhacaan deegaanka Maamulka Hirshabeelle dagaalo ku salamayn Hab beeleed ayaa magaalooyinkaasi waxaa laga soo saaray Hubka sharci daradda ah ee lagu dhexqaato magaalada.
Taliyaha Qeybta 27aad ee Ciidanka Qalabka Sida Gen. Maxamuud Macalin Koronto oo Awaamiirtan ay kasoo baxday Xafiiskiisa , waxaa lagu sheegay in guud ahaan hub laga Mamnuucay in lagu dhex wato Magaalooyinka Hirshabeelle.