Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo la hadlaayay Jaaliyadda Somaliyed ee dalka Qatar ayaa sheegay in dowladda soomaaliya ay hormar baaxad leh ka gaadhay intii xilka ay hayeen
“Inta aan anaga joogno xukunka, waxaan idiin balan qaadayaa in aanan aqbali doonin in nalaga cabsiiyo dariiqa saxda ah, in aanan aqbali doonin in nala yiraahdo nala shaqeysta haddii kale waan idinka ridayna,
inta aan anagu madaxna nahay anigoo ku hadlaayo kayga iyo kan Madaxweynaha waxaan idiin sheegi doonaa Sharafta aan raadinayno kama raadinayno Qab qablayaal ee waxaan ka raadinaynaa shacabka Somaliyed.
Hoos ka dhageyso khudbadda RW Xasan Cali kheyre