Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa maanta shir xaasaasi ah isugu yimid qaar kamid ah mushariixinta Puntland 2019 iyo issimadda Puntland,iyago sheegay inay ka walacsanyihin doorashada Puntland.
Hoos kadaawo Warsaxafadeedkii ay soo sareen.