Akhriso:-Hogaamiyaha Puntland oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug

0

Hogaamiyaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maaanta oo taariikhdu tahay 22 December 2018 magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Xeer Madaxweyne Lr. 221 ee 22 December 2018, Kuna Saabsan Magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Hogaamiyaha  maamulka Puntland

Markuu arkay:                         Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay:                         Aqoontiisa iyo waaya aragnimadiisa shaqo

Markuu Qiimeeyey:      Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga

Wuxuu Xeeriyey:

  1. WaxaaCabdulqaadir Xuseen Nuur Dirirloo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug

 

  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.