Jubbaland ayaa waxaa xiligan looga diyaar garoobaya doorasho in ay ka dhacdo taas badalkeed waxaa socda hanjabaad loo dirayo xildhibanada si mar kale talada uu u qabto hogaamiye axmed madoobe oo dhibaato badan ku haya shacabka jubbaland waxaa jira in qaar ka mid ah xildhibanada jubbaland ay iskaga careen deeganada jubbaland ka dib markii ay naftooda u cabsadeen .
Xildhibaan Khadiijo Aadan Cabdi oo ka mid ah Baarlamaanka Jubbaland ayaa sheegtay inay nafteeda kala soo baxsatay magaalada Kismaayo, kaddib markii ay la kulantay cabsi gelin iyo handadaad.
Hoos ka dhageyso codka