Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu baaqay in ay qaado weeraro ka dhan ah Xarakaddda Al-shabaab oo wali ku xoogan Gobolo kamid ah Koonfurta dalka Soomaaliya.
Isxaaq Sheekh Mursal Axmed oo ah Qabiir dhanka amniga ayaa sheegay in muhiim ay tahay in Dowladda Dhexe ay qaado dagaal ka dhan ah Shabaab,si Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay ula wareegaan guud ahaan amaanka ka hor bixitaanta Ciidamadda AMISOM.