Waxaa maanta Hoolka Barlamaanka Puntland ee Garoowe khudbado kajeedin doona ku dhawaad 21 Musharrax madaxweyne Puntland iyo 11 Musharrax Madaxweyne ku xigeen,iyadoo ay noqon doonto doorashaddan Mid xasaasi ah maadama ay tirada Musharrixinta aad u badanyihin.
Ragga sharaxan waa qaar horey uso tartamay sido kale waxaa markale sharaxan Cabdiweli maxamed Cali Gaas madaxweyanah haatan xilka kasi dagaya.
Khudbadaha ay jeedin donaan Musharrixinta waxay uga hadli donaan waxqabadkooda hadday guulaystaan,waxaana madasha fadhiyaa wafuud kasocda dowladda Federaalka iyo beesha Caalamka.,
Wararka doorashooyinka Puntland Allgalgaduud kalasoco insha allah