Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay fanaaniinta ciidanka xoogga dalka ee Horseed isagoona Madaxweyne Farmaajo fanaaniinta kooxda Horseed ku Amaanay sugaanta wadaniyada ka hadleysa ee Kooxda qaado.
Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in Ummadda Soomaaliyeed ay yihiin kuwo wax lagu fahansiin karo dhanka sugaanta.
Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaraalka Soomaaliya waxa uu ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo kaalinta ay ka qaadan karaan Fanaaniinta Soomaliyeed