TOOS :-Laba Musharax Oo Isugu Soo Haray Doorashada Madaxweynaha Puntland

0

Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee wareega labada ay isugu soo hareen Saddex Musharax.

Wareega labada ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Abdullahi Deni Asad Cismaan Abdullahi  iyo  Faarax Cali Shire,waxaana Guddiga doorashada ay ku dhawaaqeen.

Janeraal Asad Cismaan Abdullahi  30 Cod

Saciid Abdullahi Deni 29 Cod

Faarax Cali Shire 7 Cod