Shilkaan oo ahaa mid gaari ayaa waxa uu ka dhacay dgemada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir gaar ahaan Aaga Dhismaha Darmaan Agagaarka Somaali Post.
Gaari nooca Soomaalida u taqaano Kaarib ayaa la sheegay in uu fariin goostay,waxana Goobjoogayal ay sheegeen in ay ku dhaawacmeen Qof haweeney ah oo Wadada mareysay iyo Darawalkii Gaariga.
Goobjooge ku suga halka uu shilka ka dhacay ayaa sheegay in labada ruux uu dhaawacooda uu yahay mid culus,ila markaana loo qaaday mid ka mid ah Isbitaalada Magalada Muqdisho si loogu daaweeyo.