Kulankii Golaha Wasiirada Puntland oo markii labaad uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Cusub ee Puntland ayaa waxaa uu Magacaabay Guddiga dabagalka iyo Tirakoobka hantida dawladda.
Guddigaan ayaa laga sugayaa inay tirakob rasmi ah kusoo sameeyaan Hantida Xukuumadda iyo qorshayaasha horyaalla Xukuumadda Cusub ee uu Magacaabi doono.