Caasimada dowlada deegaanka soomaalida ee magalada jigjiga oo 29kii January haayadaha amaanku kusoo rogeen bandow kadib marki kooxo qalalaso waday ay sameeyen rabshado lagu rabay in nabada lagu wiiqo sida ciidamada amaanku warbaahinta ka shegeen.
Hadaba waxa haayadaha amaanku waxay go’aamiyeen in bandowgii saarna magalada jigjiga ay ka qaadeen islamarkana xaalada amaanka caasimada deegaanku tahay mid xasiloon oo nabdoon.