SAWIRO:- Madaxweyne Farmaajo iyo RW Abay oo Nairobi ka dagay

0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Nairobi halkaas oo ay maalinta berri ah kula kulmayaan Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta.