Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Hassan Ali Khaire ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada xuska 60 guurada xorriyadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.