DAAWO:-Puntland oo Qaadacday nidaamka dibu eegista Dastuurka iyo Sharciga Batroolka Dalka

0

Madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi DENi ayaa sheegay inaysan Puntland ku Qanacsanayn Nidaamka dib u eegista Dastuurka, wuxuuna sheegay in Mashruuc laga dhigtay.

Dawladda Federaalka ayuu ku eedeeyay inay iska indhatirayso inay Maamulada iyo DFS ay ka wadahadlaan Arimaha Masiiriga ah.

Dhinaca kale wuxuu madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi ayaa Sheegay inaanu Puntland Qusayn sharci aan lagala tashan, sida uu hadalka u dhigay.