DHAGEYSO:-Murashax Kamaal Guutaale ”Ma aqbali karno in Galmudug dib loogu celiyo kala qaybsanaantii hore”

0

Murashax Kamaal Guutaale oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha galmudug oo warbaahinta kula hadlay caasimada maamulkaasi ee dhuusamareeb ayaa fariin adag warbaahinta u mariyay dad sida uu hadalka u dhigay doonaya in ay dib u celiyaan nidaamka xiligan ka jira galmudug