Dood Xiiso badan ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, waxaana marti ku ahaa musharax C/raxmaan Odowaa.
Dooda ayaa u dhaxeysay taageerayaasha mucaaradka iyo kuwa muxaafadka ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb.
HOOS KA DAAWO DOODA OO AAD U XIISO BADAN: