DHAGEYSO:-Ahlu Sunnada Koonfureed Oo Ka Hortimid Doorashada Sheekh Shaakir

0

Sheekh Isxaaq Mursal [Gees-dheere], gudoomiyaha Ahlu Sunna garabka Koonfurta Soomaaliya ayaa ka hor-yimid doorashadda Sheekh Shaakir.

Shaakir ayaa la sheegay in loo doortay madaxweynaha Ahlu Sunnada ku sugan magaaladda Dhuusamareeb.

Gees-dheere ayaa sheegay in go’aanka kasoo baxay caasimadda maamul goboledka Galmudug aysan talo ku lahayn.