Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay Wararka Tilmaamay in Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan in Dooni ay geysay Magaalada Kismaayo loo sii Gubiyey Wadanka Kenya ka dib Amarka soo baxay Hogaanka Sare ee Dowladda Gobaleedka Jubbaland.
Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan maxamed Xussen ayaa sheegay inay wali Dowladda Federaalka soomaaliya ay ka Sugayaan cadeymo la Xiriira Xaalada Wasiir Janaan waxaana uu Been Abuur ku Tilaamay Warar lagu baahiyey Baraha Bulshada oo ahaa in Doon uu Magaalada Kismaayoi uu ku Tagay Wasiirka Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in uu Baxsaday.