DHAGEYSO:-Afhayeenka Madaxweyne Xaaf oo beeniyay inuu jiro wadahadal lagu qancinayo Xaaf

0

Afhayeen u hadal madaxweyne xaaf ayaa beeniyay in uu wada hadal kula jiro dowladda soomaaliya ka dib markii dhawaan qaar ka mid ah warbaahintu arintaas baahiyeen