Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Dagaal Culus uu goordhow ka qarxay Xarunta Gobolka Jubada Hoose.
Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulka uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Ilaalada Axmed Seeraar ayaa waxuu ka socda Magaalada Kismaayo.
Wararka qaar ayaa sheegaya in uu jiro khasaaro kala duwan oo ka dhashay Dagaalka socdo.
Kala soco www.allgalgaduud.net waxii warkan ku soo kordha hadii Alla Idmo