Xiisad ka taagan Dhuusamareeb iyo Ahlu Sunna oo dagaal ku dhawaaqday

0

Xiisad ayaa ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ka dib markii hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan dowladda Soomaaliya iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: