DAAWO:- Wararkii Ugu dambeyeey Dagaal Baladxaawo ku dhexmaraya Ciidamada DFS, Kuwa Jubbaland iyo Kenya

0

Ciidamadda Dowladda Somaaliya ayaa u ruqaansaday dhinaca Maandheera iyago baacsanaya Ciidamada Jubbaland iyo Kuwa kenya oo tageeraya Ciidamadda Jubbaland.

Hoos ka daawo.