DHAGEYSO:-Mid kamid Ah Xildhibaanadii Kenya ee Muqdisho Tegey oo ka hadlay Kulankii ay la Qaateen Madaxweyne Farmaajo

0

Sida aanu Horay u baahinay  Dawladda Kenya ayaa su’aalo Waydiisay Xildhibaano ka tirsan Baarlmaanka Kenya, oo laga soo Doorto Gobolka Soomaalida ee Waqooyi Bari,   Waxaana markii ay soo Noqdeen Garoonka diyaaradaha ee Nairobi Xildhibaannada Su’aalo lagu waydiiyey Garoonka Diyaaradaha, Iyadoo lagu eedeeyay inay  safar qarsoodi ah ku tagay Muqdisho.