Laba Wiil oo dhalinyaro ah ayaa ku geeriyooday Ceel-Biyood Ku Yaal deegan lagu magacaabo Baligubadle oo katirsan gobolka waqooyi-galbeed
Inkastoo soomaalilnad deegaankan Baligubadle iyo deegaano kale ay u aqoonsatey gobolka hawd halkaas oo xarun looga dhigey Magaalada Bali gubadle
Maydadka labadan Wiil ee ceelka laga Soo saaray ayaa lagu kala Magacaabi jiray Ayaan Cabdi Muuse iyo Maxamed Ibraahim Qawdhan
Gudoomiyaha gobolka soomaaliand ay ku magacaabeen hawd Axmed Cige Yare iyo duqa magalada Baligubadle Cabdi Iimaan Jaamac ayaa garaay goobtaasi waxana ay tacsi u direen ehelka wiilashan ceelka ku geeriyoday