London(AGGM) Anigu maahi Hawiye iyo Daarood midkood, laakiin waxaan ka xanaaqay Emailada ay soo dirayaan aqoonyahano isku sheega Daarood, gaar ahaan Majeerteen – Waxaan nalaga saaray safiirada Soomaaliya ee dalalka IGAD, ma waxay rabaan in weligood jawaasiis u noqdaan dalalka aan rabin xalka Soomaaliya.
Majeerteen haddii ay Ra’isul Wasaare waayaan waa qeylinayaan, – ha ku bishaareystaan Ra’isul Wasaaraha xiga in Marexaan Noqo doon., waay iyagu ayaa hadda ka siyaasad wanaagsan Majeerteen, beesha caalamka ayay u cabaadaan sidii inay dalka caalamku wax ku leeyahay, iyagu marka ay hayaan xilka waxay rabaan ayay sameeyaan, bal eega taariikhda C/llaahi Yuusuf ka tagay – dhammaantiin Raali ayaad ka aheydeen wuxuu C/llaahi Sameeyay.
Taariikhdu iskama been sheegto, fowdada dhaafa Majeerteen, kaligiin Daarood ma tihiin, markii aad wax weysaan ayaad daarood ku cabataan, markii aad wax heshaanna daaqadaha ayaad ka xirataan, sida taariikhdu dhigeyso, Faroole yuuna bohol idinka tuurin, ee oggolaada sinaanta Daarood oo Ra’isul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid Nadiif) ku feyla isagaa daarood jagadiisii ku fadhiyee.
Caddaaladdii C/llaahi Yuusuf.
Dhanka Ciidammada
1. Wasiirka Gaashaandhigga Barre Aadan Shire (Hiiraale) – Mareexaan
2. Abaanduulaha ciidammada Axmed Mahdi Cabdisalaan – Ogaadeen
3. Taliyaha ciidanka Booliska Cali Madoobe – Mareexaan
4. Taliyaha Ciidammada Cabdullaahi Cali Cumar (Ina libaaxsankataabte) – Majeerteen/Carab Saalax
5. Taliyaha ciidanka Sirdoonka Col Maxamed Darwiish – Majeerteen
6. Taliyaha guutada 1-aad Cabdirisaaq Afguduud – Majeerteen
7. Taliyaha guutada 2-aad Cabdullaahi Fartaag – Mareexaan
8. Taliyaha guutada 3-aad Xiif Cali Taar – Majeerteen
9. Taliyaha guutada 4-aad Col Cabdullaahi Carays – Majeerteen
10. Taliyaha dekedda iyo airport-ka Xamar Laba Xiddigle Joocaar – Majeerteen
Dhanka Madaxtooyada
1. Yuusuf Cumar Al-Azhari, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasada – Majeerteen
2. Jamaal Cumar, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga – Majeerteen
3. Yuusuf Cusmaan Baribari, Afhayeenka Madaxweynaha, ahna safiirka Brussels – Majeerteen
4. Cabdirashiid Seed, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha- Majeerteen
5. Daahir Mire Jibriil, Agaasimaha Madaxtooyada – Majeerteen
6. Cabdirisaaq Axmed Cali, Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada – Majeerteen
7. Axmed Yuusuf, Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha – Majeerteen
8. Cabdullaahi Dheere, Madaxa ilaalada Madaxweynaha – Majeerteen
9. Cali Jiis, Waardiyaha gaarka ah ee Madaxweynaha – Majeerteen
10. Axmed Cabdullaahi Yuusuf, wiilka Madaxweynaha, ahna qasnajiga Madaxtooyada – Majeerteen
11. Yuusuf Weyrax, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha – Majeerteen
12. Xasan Cali Yuusuf, Madaxa borotokoolka Madaxweynaha – Majeerteen
13. Hibo Maxamed Cilmi, La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca xiriirka bulshada – Majeerteen
14. Agaasimaha Madaxtooyada Baydhabo – Xuseen Cali Seelaan – Majeerteen
15. Xoghaynta Gaarka ee Madaxweynaha – C/risaaq Durqun – Majeerteen
16. Safiirka Itoobiya – Majeerteen
17. Safiirka Midowga Yurub – Majeerteen
18. Safiirka Belgium – Majeerteen
19. Wakiilka Ingiriiska – Majeerteen
20. Safiirka UN-ka – Majeerteen
21. Safiirka Wareega – Majeerteen
22. Turjubaanada Madaxweynaha – Majeerteen
23. Safiirka Imaaraadka – Majeerteen
24. Safiirka Masar – Ogaadeen
25. safiirka India Majeerteen.
26. Safiirka Uganda – Majeerteen
27. Safiirka Jaamacadda Carabta – Majeerteen.
28. Safiirka Rwanda iyo Burundi
Qoraalkan waxaa qoral Warbaahinta Caalamka.
Dr. Guled Ali,Aqoonyahan Soomaaliyeed.
PS. Please note that the English version of this release will be sent to all concerned agencies/media outlets and embassies.
Isha Ku Hay Allgalgaduud
Allgalgaduud@gmail.com