Muqdisho(AGGM) Madaxwaynaha Maamul Goboleedka soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka dhawaajiyey Hadal ay ka xanaaqeen Beesha Ogaadeen isagoona ku tilmaamay inaysan Soomaali Ahayn Beesha Ogaadeen oo ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed.
Waxa uu Si Cad u sheegay In Dadka Degana Kilil Shanaad ee Ay Qabsatay Ethopia aysan Ahaynba Soomaali, Islamarkaasna Wuxuu Sheegay In Puntland loo Ogolaaday, Deegaankiisuna aanu Halaq Mareen Ahayn. Waxaana uu Faroole dhawr jeer oo hore suuqyadda Itoobiya ka iibiyey boqolaal Reer Kilinka 5-aad ah.
Isha Ku Hay Allgalgaduud
Allgalgaduud@gmail.com