Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si heer sare ah waxaa loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG u ah maamulka Galmudug,
Soo dhaweynta Masuuliyiinta uu hor kacayo Axmed madoobe ayaa ka qeyb qaatay Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Kuxigeenkiisa, Golaha wasiirada maamulkaasi ,Xildhibaanno iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan eek u nool Cadaado.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Kulan ay Albaabadu u xiran yihiin waxaa uu Madaxtooyada Galmudug uu kula leeyahay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.
Hoos ka Daawo Sawirada:-