Markabkii ugu horeeyay ee sida qalabka lagu balaarinayo Dekeda Magaalada Boosaaso ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.
Markanbka ayaa qayb ka ah Maraakiib kale oo sida qalab tira badan,kuwaas oo dhawaan gaari doona Magaalada Boosaaso.
Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Puntland Eng C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar “ Cameey” iyo Masuuliyiin kale o ka tirsan Maamulka Puntlad ayaa markabka soo dhaweeyay oo booqday Dekeda Boosaaso.
Hoos ka Daaow Sawirada:-