Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland Cumar C/llaahi Faraweyne oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay xiisada u dhaxeysa maamulada Puntland iyo Somaliland.
Waxa uu sheegay in ay wadaan madaxda maamulka somaliland gardaro oo ay ku soo gardaroonayaan dhulka maamulka puntland uu heysto.
Waxa uu sheegay in Madaxda Maamulka Somaliland laga doonayo in ay ka shaqeeyaan midnimada labada shacab.
Hoos ka Dhageyso Codka:-