War Cusub + Daawo: Al Shabaab Oo Haween U Tababaray Loo Adeegsanayo Hotelada Iyo Xarumaha Dowladda.

0

Sirdoonka wadanka Ingiriiska ayaa shaaciyey in Haweenay u dhalatay dalka UK ay Kooxda Al-shabaab u tababartay Boqolaal dumar ah, Kuwaasi oo loo diyaariyey inay isqarxiyaan.

Warbixinta ayaa waxaa lagu sheegay in Haweenku Loo diyaariyey inay u shaqeeyaan sida Sirdoonka, Kuwaasi oo goobo ganacsi ka samaysan doona Wadooyinka iyo goobaha ku dhow dhismayaasha dawlada meelo ku dhow, Sidoo kale waxay Haweenku oo loo tababaray Hab Fur-furnaan ah, ayaa ka shaqayn doona Hoteelada iyo meelaha ay ku nastaan madaxda Dawlada iyo Xafiisyada ay ka shaqeeyaan.

 

 

 

Hoos Ka Daawo