AKHRI WAR-MURTIYEED:- Puntland oo Taageero caalami ah codsatay si looga caawiyo Dagaalka ay ku soo qaadeen Al-Shabaab

0

Golaha Xukuumadda Maamul-gobaleedka Puntland waxay maanta Kulan ka yeesheen Duullaanka Alshabaab iyo Tallaabooyinka muhiimka ee looga hortagi karo Alshabaabka ku sugan qeybo ka mid ah Deegaanadda Xeebta ee Puntland.

K/S Madaxweynaha Puntland, ahna Madaxweyne-xigeenka, Enjineer C/xakiim Xaaji Cameey ayaa shir-guddoomiyey Kulankaasi oo ka dhacay magaalladda Garowe, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed looga codsaday Beesha Caalamka in Puntland laga taageero Dagaalka Alshabaab.

HALKAAN KA AQRISO WAR-MURTIYEEDKA

Warmurtiyeed