Daawo Muuqaalka:- Wasaarada Arrimaha gudaha oo soo bandhigtay Caqabadaha hor taagan dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

0

Mid ka mid ah Barnaamijyada ka baxa TV-ga Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ayaa waxaa maaanta loogu hadlay caqabadaha hor taagan Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Barnaamijka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha gudadaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xidig, waxaana wax laga weydiiyay sababta uu u dhismi la yahay Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Wasiir Xidig ayaa Banaanka soo dhigay waxyaabo u qarsoonaa Wasaarada Arrimaha Gudaha ee ku wajahan dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Hoos ka Daawo Barnaamijka oo dhameystiran:-

https://www.youtube.com/watch?v=7d1uLdqfPyc