Safiirkii Dowladda Turkiga u qaabilsan arimaha Somaliya ayaa gaaray Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, halkaasi oo ay ka socdaan wada hadalo u dhaxeeya Dowladda Somaliya iyo Puntland.
Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Puntland, iyadoo intaasi kadib loo galbiyay Madaxtooyada Garowe.
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa ku sugan Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, halkaasi oo uu u tagay arimaha ku aadan sidii Puntland uu kaga dhaadhicin lahaa qaadashada nidaamka 4.5.
Madaxweyne Gaas ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya.
Hoos ka Dhageyso Codka:-