Gudoomiyaha Degmada Wadajir ee Maamulka Gobolka Banaadir Axmed C/dulle Afrax oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sheegay in dilalka joogtada ee ka dhaca Degmadiisa laga soo abaabulo meel ka baxsan degmada.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Xaafadaha Degmada aan laga soo abaabulin dilalka balse laga soo abaabulo meel ka baxsan degmada Wadajir.
waxa uu xusay in maamulka Degmada uu ku dadaalayo sidii uu u xaqiijin lahaaa amniga guud ee degmada Wadajir iyo sidii Masuuliyiinta Dowlada ee degan degmadaasi amni kooda loo sugi lahaa.
Hoos ka Dhageyso Codka:-