Qaar ka mid waxgaradka gobalka shabellaha hoose ayaa ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ku eedeeyay in ay la safteen mid ka mid beelaha degan gobalka shabellaha hoose.
Mid ka mid ah Odayaasha dhaqanka Gobalka Shabellaha hoose ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay la safteen Koox meeleeshiyaad ah oo dadka dhac u geysanaya islamarkaan ay caawinayaan kooxdaas.
Cabdi Xirsi Faarax oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka Gobalka Shabellaha hoose ayaa sheegay in ciidamada dhaca iyo boobka geysanayo uu hogaamiyanyo sarkaal sare oo katirsan AMISOM islamarkaan waxaa uu AMISOM ugu baaqay in ay ka joojiso arintaas hadii kale ay la dagaalamidoonaan.
Hoos ka Dhageyso Codka:-