Aqoonyahan C/raxmaan Maxamed Daqare oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa difaacay Heshiiskii Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli maxamed Cali Caasg uu ku saxiixay Garoowe.
Aqoonyahanka ayaa sheegay in heshiiskaasi uu sax yahay isla markaana uu taageerayo go’aaanka Madaxweynaha Puntland.
Waxa uu sidoo kale sheegay in ay wanaagsaneyd xilliga uu Madaxweynaha Puntland tanaasulay fikirkiisa ka laabtay.
Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-