Madexweynaha Soomaaliya Xasan sheekh maxamuud ayaa ugu baaqay maamulada ka jira dalka in ay adkeeyaan Ammaanka meelaha ay ka taliyaan.
madexweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in hadii maamula ay adkeeyaan Ammaanka gobolada ay ka taliyaan uu hagaagi doono ammaanka dalka oo dhan.
madexweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in hadii aan laga wada shaqeyn Ammaanka inaan laga hortagi karin qatarta amni ee dalka ka jirta.
shirka ka socda magaalada muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah qodobada looga hadlaayo sameynta qorshe ammaanka dalka lagu xasilinaayo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-