Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax gaari laga soo buuxiyay oo lagu Weeraray Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee maraayay Iskooska Sayid ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa ahaa mid xoogan , waxaana inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya .
Ilaa hada lama ogo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa iyo cida saarneyd Gaariga la Weeraray.
Hoos ka Dhageyso Codka:-