Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhinacyada Siyaasadda ugu baaqay in la ilaaliyo Daganaashaha Doorashooyinka dalka ka bilowday ee Aqalka Hoose.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo sidii dalka ay doorashooyin nabdoon ugu dhici lahaayeen.
Waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta xil doonka ah loogu baahan yahay in ay ka wada shaqeeyo xasiloonida doorashada.
Hoos ka Dhageyso Codka:-