Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa sheegay inuu rajaynayo inaan waxba iska beddelin xiririka Soomaaliya iyo Maraykanka kadib doorashadii Madaxweynaha La-doortay Donald Trump.
Wasiirka ayaa waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay inaanay dadk Soomaalida ah ee ku nool Maraykanka ah aysan cabsi gelin marka la eego doorashada Donald Trump oo horey weerarro afka ah u gaystay mujtamaca Soomaaliya.
HALKAAN KA DHAGEYSO