DHAGEYSO:- Shariif Xasan oo sheegay in Maalmaha soo socda ay soo gabagabeyn doonaan dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab

0

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay sii laba jibaarayaan howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka soconayo deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa sidoo kale sheegay in ay diyaarinaya Ciidamo dheeraad ah oo si aad ah loo qalabeeyay isla markaana qaada howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Waxa uu xusay in bilaha soo socda ay rajeynayaan in Al-Shabaab guud ahaan laga saaro deegaanada ay iminka kaga sugan yihiin gobolada Baay, Bakool iyo Sh/Hoose.

Hoos ka Dhageyso Codka:-