WAR DEG DEG AH:- C/llaahi Sanbaloolshe oo ku guuleystay inuu ka mid noqdo Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka

0

C/llaahi Maxamed Cali “ Sanbaloolshe”  ayaa ku  guuleysatay  inuu ka mid noqdo Xildhibaanada Cusub ee baarlamaanka soo socda ee ka imaanaya deegaanada maamulka Hirshabeelle.

C/llaahi Maxamed Cali “ Sanbaloolshe”  ayaa Waxaa la tartamaayay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax, waxaana uu Sanbaloolshe helay 51 Cod halka C/fitaax isna uusan helin wax Cod ah.

Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ayaa ka socota Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.

C/llaahi Maxamed Cali “ Sanbaloolshe” ayaa hada ahaa Safiirka Dowladda Turkiga u Fadhiya Soomaaliya, horay xilal kala duwan ayuu dowlada ka soo qabtay.

sa