Iyadoo Ay soo Baxeen Warar Sheegaya in Ciidamada Galmudug iyo Puntland la kala Qaadayo aya Odayasha iyo gudiga Puntland ee loo xilsaaray Xalinta Dagaalkii gaalkacyo aya Waxa ay been abuur ku tilmaameen war ay idaacada ka sii dayeen odayasha iyo gudiga Galmudug .
Nabadoon Xuseen Maxamuud Xirsi oo ka Mida Gudiga Puntland ay u xil sartay in ay la hadlaan dhanka galmudug si colaada gaalkacyo xal looga gaaro aya waxa uu sheegay in aan ciidanka si toos ah loo kala qaadeen balse ciidanka la kala durjin doono
Waxa uu sharxaya Qaabkii ciidanka loo kala Durjinayo iyo wixii ay ku wada hadleen odayaasha galmudug isagoona sidoo kale edeymo kulul u jeediyay odayasha galmdug oo uu shegay in shacabka gaalkacyo war been abuur ah ay siiyeen
HALKAAN KA DHAGEYSO