Guddiiga abaaraha ee deegaanada Gobolka Sool ayaa Waxaa ay lacag iyo raashiin u qeybiyeen ku dhawaad Kun qoys oo uu saameeyay abaaraha ka jira Somaliland.
Guddiiga abaaraha ee deegaanada Gobolka Sool ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay u baahan yihiin dadkaasi dhibaateysan.
Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Guddiiga abaaraha ee deegaanada Gobolka Sool ayaa ugu baaqay Shacabka deegaanada Sool iney isku gargaaraan.
Hoos ka Dhageyso Codka:-