DHAGEYSO:- Ganacsatada Gaalkacyo oo soo dhaweeyay Heshiiskii lagu kala qaaday Ciidankii isku hor fadhiyay Magaalada Gaalkacyo

0

Afhayeenka Ururka Ganacsatada Galmudug ee Bariga iyo Bartamaha Afrika Sharmaake Cali Baashi axmed Kadiye ayaa ka hadlay Heshiiskii lagu kala qaaday Ciidankii isku horfadhiyay Gaalkacyo.

Afhayeenka ayaa waxa uu Sheegay in Kala Qaadista Ciidamada Galmudug iyo Puntland aytahay Tilaabo Hormar ah gaar Ahaan Dhinaca Nabada Gobolka Mudug.

Waxa uu baaq nabadeed u diray Masuuliyiinta iyo beelaha Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-