Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Cabdi Xaashi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya loo balan qaaday in 7 dowladdood ay siinayaan Deeq Waxbarasho.
Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan sidii siman loogu qeybsan lahaa deeqahaasi Waxbarasho oo ay heleen Ardayda Soomaaliyeed.
Hoos ka Dhageyso Codka:-